WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Shacabka Buuhoodle ma Maamulka Somaliland ayey diidan yihiin mise Cali Khaliif Galaydh?-Video

By Abdi rashid

February 10, 2018

Magaalada Buuhoodle waxaa maanta soo gaadhay C.rashidi Ducaale  Qambi Wasiirka Howlaha Guud iyo Guryaynta Maamulka Somaliland, waxaana Halkaasi kusoo dhoweeyay Qaar kamid ah odayaasha iyo Qaybaha bulshada.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Magaalada Buuhoodle ayaa dhibaatooyin badan ka tirsanaysa Somaliland, waxaa horay loo Xasuustaa in Madaxwaynha khaatumo lagu haystay Somaliland ayuu Noo wadaa ! maaha Somaliland ayuu ka tirsan yahay.

Hadaba maxay ka dhigan tahay Soo dhowaynta Wasiirka ka tirsan Xukuumadda Somaliland ? Buuhoodle ma Cali Khaliif ayay diidan tahay mise Somaliland iyo Qofka Xambaarsan Qadiyadeeda ?.