Hargeysa (HM)-Taliyaha Ciidanka Maamulka Soomaliland ayaa tacsi u diray sida uu warbaahinta la wadaagay Ciidanka Geeriyooday ayuusan sheegin sababta ilaa hada Ciidankaasoo kala ahaa laba Gaashaanle oo Addis abab iyo Dalka Maleysia ku geeriyoday.