Laascaanood (HM)-Saleebaan Cali Koore oo maamulka Soomaliland ugu magacaaban Wasiirka Biyaha oo maanta ka hadlayey Magaalada Hargeysa ayaa maamulkas wuxuu ka difaacay isla markaana u digay wax uu ugu yeedhay dad dambiilayaal ah oo dhaha Soomaliland lama wada laha taasoo uu ku sheegay inay dhaawac ku tahay Soomaliland.