WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Salaadiinta Somaliland oo si adag uga hadlay Xadhiga Boqor Buur-madow,waa sharci daro imaaradka ayaa lug ku leh-Video

By Abdi rashid

May 01, 2018

Suldaan Maxamed Muuse Cune oo ka mid ah Salaadiinta Somaliland aya si adag uga Hadlay Xadhiga loo Gaystay Boqor Cismaan Buurmadow Waxaana uu sheegay in Xadhigaas Lagu Dag dagay.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Maamulka Somaliland ayaa Dhowaan Xabsi 8-Sano ah ku Xukumay Boqor Cismaan Buurmadow Waxaana Lagu eedaynayaa Boqorku inuu booqday deegaanada Puntland.