Suldaan Maxamed Muuse Cune oo ka mid ah Salaadiinta Somaliland aya si adag uga Hadlay Xadhiga loo Gaystay Boqor Cismaan Buurmadow Waxaana uu sheegay in Xadhigaas Lagu Dag dagay.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Maamulka Somaliland ayaa Dhowaan Xabsi 8-Sano ah ku Xukumay Boqor Cismaan Buurmadow Waxaana Lagu eedaynayaa Boqorku inuu booqday deegaanada Puntland.