WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Sacad Cali Shire oo wakiiladda maamulka Somaliland Su,aallo ka waydiiyeen Heshiiska Dekedda Berbara-Video

By Abdi rashid

March 10, 2018

Wasiirka Arrimaha Debeda Maamulka Somaliland Sacad Cali Shire ayaa Maanta Looga Yeedhay Golaha Wakiilada Maamulka Somaliland Waxaana Wax Laga Waydiiyey Arrinta Dekeda Berbera Lagu Boobay.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Arrinta Heshiiska Sadex Geesoodka ee Somaliland Ethiopia iyo Imaaraad ayaa ah Warka ugu Wayn ee Deegaanada Somalida Mudooyinkii ugu Danbeeyey.