WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Raxan Wasiiro ah oo ka socota Maamulka Somaliland oo soo gaadhay Laascaanood-Video

By Abdi rashid

February 21, 2018

Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobalka Sool waxaa maalinimadii shaly soo gaadhay Xayn wasiiro ah oo ka socota Maamulka Somaliland kuwaas oo ay xubnaha Maamulka Somaliland ee Gobalka Sool ugu magacaban kusoo dhaweyeen Laascaanood,Xubnahan ayaan ilaa hadda la ogeyn ujeedka rasmiiga ah ee ay usoo gaadheen Laascaanood walow ay sheegen in ay ujeedooyin waxbarasho u socdaan.

HALKAN KA DAAWO VIDEO