Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobalka Sool waxaa maalinimadii shaly soo gaadhay Xayn wasiiro ah oo ka socota Maamulka Somaliland kuwaas oo ay xubnaha Maamulka Somaliland ee Gobalka Sool ugu magacaban kusoo dhaweyeen Laascaanood,Xubnahan ayaan ilaa hadda la ogeyn ujeedka rasmiiga ah ee ay usoo gaadheen Laascaanood walow ay sheegen in ay ujeedooyin waxbarasho u socdaan.