Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre ayaa shaaciyay in Soomaaliya ay tahay dal lagu kalsoon yahay.
Mudane Kheyre ayaa tilmaamay in uu ku faraxsan yahay sida ay Dalalka saaxiibka dhow la ah Soomaaliya ay kugu kalsoon yihiin Dowladda Soomaaliya.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Waxaa uu xusay in kalsoonida lagu qabo Soomaaliya ay horseeday in markii ugu horeysay Dalalka Qadar iyo Mareykanka ay heshiisyo ku kacaya malaayiin doolar ay la saxiixdeen Soomaaliya.