WARARKA SOOMAALI

DAAWO- Qisaddii labadii RAH ee Godka ku dhacay-VIDEO.

By News Hour

April 21, 2017

Hadalku waa sida seef laba af leh oo kale. Hadii si fiican loo dhigo hadalka wax buu wanaajiyaa, hadii si fiican aan loo dhigina wax buu burbuiyaa.

HALKAN KA DAAWO QISSO CAA’IB AH….

Sheekada aan barmaamijkan ku soo qaadanaynaa in kasta oo ay tahay mid la alifay hadana waxa ay xambaarsan tahay xikmado waaweeyn. Fadaln