Site icon HORUFADHI MEDIA |

Daawo:-Puntland oo doonaysa in laga qayb galiyo wadahalka Dowladda Federaalka iyo Soomaliland-Video

Garoowe (HM)-Xubno u hadlay Maamulka Puntland oo maanta shir ku qabtay magaalada Garoowe ayaa waxaa ay sheegeen in ay codsanayaan in laga qayb galiyo wadahadalada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Soomaliland, xili dhawaan wadahal uga furmayo labada dhinaca sida uu sheegay Muuse Biixi Dalka Chana.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Exit mobile version