WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Puntland dhoolatus mise dabaal dega Sanad Guuro iyo Ciidamadii ugu badnaa-Video

By Abdi rashid

August 02, 2019

Laascaanood ( HM ) Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa maalintii shalay u dabaal dagay Munaasibada 1-da Ogoosto oo ku Beegan markii la dhisay maamulkaasi oo laga joogo 21-Sano. Ciidamada kala duwan ee Puntland ayaa soo bandhigay Dhoolatus Cajiib ah, Waxaana ka qayb galay madaxda iyo Qaybaha kala duwan ee Bulshada.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Balse su,aasha iswaydiinta mudan ayaa ah Puntland hadii ay awood iyo ciidan ku faanayso isla markaana ay haysato awood milateri may iskaga caabiso maamulka Soomaliland oo maalin kasta dhul durugsi hor leh ku ah waxaan ognahay in Puntland markasta ku dhawaaqdo dagaal balse uu noqdo jugjug meeshaada joog oo Soomaliland ku durugt tusaalaha ugu waxaa ah Saldhigii waynaa ee Tukaraq iyo Kastamkii Cashuura ee duleedka garoowe oo Sanadkii hore Soomaliland si buuxda ula wareegtay.