WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Odayaasha Habaryoonis oo u hanjabay Nuux Taani kuna careeyay inuu soo qabto Caare-Video

By Abdi rashid

August 25, 2019

Hargeysa (HM)-Qaar kamid ah Salaadiinta iyo odayasha Beesha Habar-yoonis ee Caare ay is xigaan ayaa waxaa ay si kulul uga jawaabeen hadalkii Taliyaha Ciidanka Soomaliland oo ay ku sheegeen mid aan ku habooneyn xaalada wakhtigan jirta.

Odayaasha oo hadalka Nuux Taani aad uga xanaaqay ayaa waxaa ay sheegeen inuu iska celiyo Taliye Caaro soo qabto isla markaana wuxuu kala kulmo uusan waxba kasiin sida ay hadalka u dhigeen.

HALKAN KA DAAWO VIDEO