Boocame waxa ka tagay odayaal iyo waxgarad kuwaasoo gaadhay Buuhoodle, lana kulmay madaxda Khaatumo ayagoo kala hadlay wada hadalada maamulada Kh & SL iyo arimaha abaaraha, waxana wararku sheegayaan inay is afgarteen.
HALKAN KA DAAWO…
horufadhi.com@gmail.com