Laascaanood ( HM) Madaxwyanaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa Xoriyadooda dib ugu soo celiyey Maxaabiis lagu Qabtay dagaalkii Tukaraq ee Puntland iyo Somaliland.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Maxaabiista Puntland ee lasoo daayey ayaa Gaadhaya 14-Maxbuus oo kuwaasi oo magacyadooda Warbaahinta loosoo Bandhigay.
Tallaabada uu Qaaday Madaxwyanaha Somaliland ayaa Afhayeenkiisu ku sheegay inay Somaliland mudnaan siinayso Nabadgelyadda.