Hargeysa (HM)-Madaxwweynaha maamulka Soomaliland Muuse Biixi oo la hadlayey bulshada kasoo jeeda deegaanada uu ka arrimiyo ee ku dhaqan sucuudiga ayuu waxaa uu si cadho leh uga hadlay sawirkii uu la galay xubno kamid ah golaha wasiirada Dowladda federaalka Soomaaliya.