Kooxda Lagu Magacaabo Toosinta oo ay ku Bohoobeen Saraakiil Hore oo ka Tirsanaan Jiray Ururkii SNM ayaa Ku Baaay Kulan Lagu Difaacayo Sida ay Sheegeen Qaranimada Somaliland kadib Xaalado Colaadeed oo Maamulka Somaliland Soo Wajahay.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Shirkan Waxaa ka Qayb Gali Doona Labada Xisbi Mucaarad ee Wadani iyo Ucid Wasiirka Ariamaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed iyo Xubno ka Socda Ururkii SNM.