Site icon HORUFADHI MEDIA |

Daawo:-Muuse Biixi oo iskugu yeedhay Hoggaamiye yaasha Xisbiyadda Somaliland iyo Cadaadis Siyaasadeed oo dul hoganaya-Video

Muuse Biixi Cabdi Madaxwaynaha Somaliland ayaa Maanta isugu Yeedhay Madaxda Maamulka Somaliland Kadib Markii Lagaga Adkaaday Arrimaha Debeda Gaar ahaana Arrinta Shirkada DP World.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Waxaa Kulankan ka Qayb Galay Madaxda Xisbiyada Mucaaradka Somaliland Sida Faysal iyo Ciro Waxaana Lagu sheegay in Kulankan Lagaga Hadlayey Waxa Loogu Yeedhay Gooni is Taaga Somaliland

Exit mobile version