WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Muuse Biixi oo Hargeysa uga soo Hanjabay Dowladda Soomaaliya iyo wuxuu ka yidhi dacwaddii Dowladdu imaaraadka ka gudbisay-Video

By Abdi rashid

March 31, 2018

Madaxwaynaha Mamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa Maanta Magaalada Hargaysa Waxa uu ku Qabtay Shir Jaraid isaga oo Hanjabaadii ugu Cuslayd u Jeediyey Dawlada Somalia.

Muuse Biixi ayaa Waxaa uu Maanta Shirkiisa Jaraa id uga Hadlay Arimo Dhowr ah Waxaana ugu Muhiim Sanayd Hanjabaada uu u Dirayey Dawlada Somalia.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Maamulka Somaliland iyo Dawlada Soomaalia ayaa sii Kala Fogaanayey Tan iyo Markii Maamulka Somaliland uu Heshiis Xaaraana uu La Galay Dawlada Imaaraadka iyo Dawlada Ethiopia Waxaana Heshiskasi Lagu iibiyey Dekeda Magaalada Berbera Waxaana Arrintaas Diiday Dawlada Somalia.