Site icon HORUFADHI MEDIA |

Daawo:-Muuse Biixi oo haddii uu tagi lahaa Sweden dacwad lagu soo oogi lahaa-Video

Laascaanood (HM)-Guddoomiyaha Ururka Maakhir ee gobalka Sanaag Cawad Cabdiraxmaan oo Warbaahinta la hadlay waraysi ayaa sheegay inu ka gudbiyeey Madaxweynaha somaliland dacwad xasuuq uu geeystay xili muuse bixi uu ku wajahanyahay dalka Sweden.

HALKAN KA DHAGAYSO WARAYSI

Exit mobile version