Site icon HORUFADHI MEDIA |

Daawo:-Mustafe Martin Madaxweynaha Maamulka Somaliland ee dibad wareegga ah oo taageeray go,aankii Dalka lagaga saaray DP World-Video

Mustafe Maxamed Martin Madaxwyanaha United Somaliland ayaa ugu horayn uga mahad celiyey Madaxwayne Farmaajo, Isgaoo sheegay inuu soo celiyey Hantidii Ummada Soomaaliyeed, oo ay ka mid tahay Hawadii Soomaaliya.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Sidoo kale wuxuu taageeray Go’aankii Baarlamaanka Soomaaliya kuwaasi oo meesha ka saaray HeshiiskiI DP World, Wuxuuna uga mahad celiyey Jaamacada Carabta, QM iyo Dhamaan dadkii ka qayb qaatay in la Boobo Hantida ummada Soomaaliyeed.

Exit mobile version