WARARKA SOOMAALI

Daawo-maxay soo kordhin doontaa mudo kordhinta loo sameeyay Cali Khaliif Galaydh-Video

By Abdi rashid

March 18, 2018

Dr. Cali Khaliif Galaydh oo dhowaan magaalada Widh-widh isugu yeedhay Qaar kamid ah Xildhibaanada Khaatumo magaalada Widh-widh ayaa waxaa Halkaasi looga dhowaaqay inuu Mudo Sanad ah loo Kordhiyey Xilka Madaxwayne oo ka bilaaban doonta Bisha 8-aad ee Sanadkan.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Maxamuud sheekh CumarĀ  Gudoomiyaha Baarlamaanka Khaatumo ayaa Arintaasi ku dhowaaqay, Waxaana sidoo kale halkaasi ka hadlay Cali Khaliif oo diirada saaray wadahadalkii Khaatumo iyo Somaliland.