Hargeysa (HM)-Soomaliland xubno kamid ah xisbiga Wadani ee Mucaaradka Soomaliland oo goordhow shir qabtay ayaa u jawaabay xubnihii Maxamed Kaahin iyo Faysal Cali Waraabe Hogaaminayeen oo shalay markii ay Kenya kasoo laabteen weeraray Abdirahmaan Cirro kuna eedeeyay inuu si qarsoodi ah ula kulmo Farmaajo.