Site icon HORUFADHI MEDIA |

DAAWO: Madaxweynihii ugu horreeyay oo Muqdisho u yimid ka qeyb galka Shirka

Madaxweynaha dawlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa kasoo degay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho.

Wafdiga Madaxweyne Qoorqoor ayaa Muqdisho u yimid ka qeyb galka Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee la filayo inuu Maanta ka furmo caasimadda dalka ee Muqdisho.

Madaxweyne Qoorqoor ayaa noqday mas’uulkii ugu horeeyey ee ka socda dowlad goboleedyada ee soo gaaray magaalada Muqdisho.

Halkaan riix si aad u Daawato Muuuqaalka Madaxweyne Qoorqoor.

Exit mobile version