WARARKA SOOMAALI

Daawo:Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Khaatumo oo maanta si weyn loogu soo dhaweeyay Widhwidh iyo arrimo xasaasi ah oo uu ka hadlay-Video

By Zakariye Ciise

September 04, 2017

Waxaa Maanta Siweyn Loogu Soodhaweeyay Magaalada Widhwidh Madaxweyne Kuxigeenka Khaatumo Maxamud Cabdilaahi Caanonuug Saaka Kasoo Kicitamay Dhankaasi Buuhoodle Madaxweyne Kuxigeenka Ayaa Waxaa Soodhaweeyey Dhamaan Bulshada Reer Widhwidh Oo Aan Ukala Hadin Soodhaweyn Tisa Isagoona Ugu Danbayn Lahadlay Warbaahinta

Madaxweyne Kuxigeenka Ayaa Umahad Celieyey Bulashada Reer Widhwidh Oo Uu Sheegay In Ay Yihiin Dad Yagu Jecel Madaxdooda Iyo Maamulkooda Mar Kastana Garab Taagan

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Dhinaca Kale Madaxweyne Kuxigeenku Waxa Uu Kahadlay Wadahadalada Soomaliland Iyo Khaatumo Oo Uu Sisweyn Usoodhaweeyay Isagoona Sheegay In aysan Marna Qaadanayn Cadquudheed Dadkoodana Aysan Ladoonayn