Site icon HORUFADHI MEDIA |

Daawo:-Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Somaliland oo u jawaabay Cabdiraxmaan Ciro-Video

Kadib Markii Shalay Xisbiga Wadani uu sheegay inuusan ku Qanacsanayn Gudiga Doorashooyinka Somaliland ayaa Waxaa Durba Soo If Baxay Khilaaf Culus oo u Dhexeeya Madaxda Maamulka Somaliland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Cabdiraxmaan Saylici Madaxwayne ku Xigeenka Somaliland oo Maanta Warbaahinta kula Hadlay Magaalada Hargaysa ayaa sheegay in uu kasoo Hor Jeedo Hadalkii Gudoomiye Ciro ee ahaa inuu Kalsoonidii Kala Laabtay Gudiga Doorashoyinka Maamulka Somaliland.

Exit mobile version