Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta booqasho ku tagay dalka Jabuuti, waxaana madaxweynuhu uu la kulmay madaxweynaha waddankaasi Ismaaciil Cumar Geelle.