Site icon HORUFADHI MEDIA |

Daawo:-Madaxweyne Farmaajo oo abaal-marin caalamiya la gudoonsiiyey iyo wuxuu ku kasbaday-Video

Jaaliyada Soomaaliyeed Ee dalka Turkiga Iyo  Ha’yado caalami Ah Ayaa Abaal marin U gartay Madaxweynaha  Soomaaliya Maxamed cabdulahi Farmaajo.

Abaal Marintani Ayaa la Sheegay In lagu Siiyey dadaalka Nabada Uu wado Isaga Iyo Xukumada Raysal wasaare xasan cali Khayre.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Exit mobile version