Site icon HORUFADHI MEDIA |

DAAWO:-Madaxweynaha Somaliland oo kulan qaaday Safiirka Ingiriiska

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu maanta xafiiska ku qaabilay safiirka dalka Ingiriiska, Amb. Kate Foster oo markii horreeysay safar ku trgtay Magaalada Hargeysa.

Kulanka ayaa waxaa lagaga wada hadlay qodobbo ay ka mid ahaayeen xoojinta xidhiirka labada dhinac, arrimaha diyaar garowga doorashooyinka Somaliland ee golaha wakiillada iyo deegaanka oo maalmo kooban ka harsan yihiin.

Sidoo kale kulanka ayaa lagu lafo-guray deeqaha dalka ingiriisku Somaliland ku taageero dhinaca mashaariicda horumarineed ee arrimaha bulshada, sidoo kale waxa laga wada hadlay xaaladda amni ee wakhtigan ay ku sugan tahay mandaqadda geeska Afrika.

Halkaan riix si aad u Daawato Muuqaalka iyo Warbixinta.

Exit mobile version