WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Madaxweynaha maamulka Puntland oo si kulul uga hadlay Qaraxii xalay lagu dilay Gudoomiyihii Gobolka Nugaal-Video

By Abdi rashid

March 30, 2020

Garoowe (HM)-Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdilaahi Deni oo goordhow ka hadlayey Magaalada Garoowe ayaa si kulul uga hadlay Qaraxii ismiidaaminta ahaa ee Habeenimadii xalay ka dhacay Magaalada Garoowe kaas oo lagu khaarajiyey Gudoomiyihii Gobolka Nugaal Marxuum Cabdisalaan Xasan Xirsi (Gujir).

HALKAN KA DAAWO VIDEO DENI