Madaxwaynaha dibad wareega ah ee Somaliland Mustafa Martin Mohamed oo mar kale Warbaahinta la hadlay ayaa ka warbixiyey waxyaabaha u Qabsoomay iyo Qorsheyaal u dagsan, Wuxuuna sheegay inuu dawayn doono Siyaasad Xukumadda Jeegaanta, Siduu hadalka u dhigay.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Mustafa ayaa sheegay Inuu wax ka badali doono Xaalada Somaliland iyo Tabashooyin uu sheegay inay ka jiraan, Wuxuu sheegay inay yeelan doonto Laba Awoodood oo ka yimaada gobolada Awdal iyo Sool, Islamarkaana uu Ahmiyad gaar ah siin doono, Wuxuuna Bulshada la wadaagay arimo