WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Madaxtooyadda Soomaaliya oo ka hadashay Safarka Madaxweyne Farmaajo ee Turkiga-Video

By Abdi rashid

December 12, 2017

Agaasimaha Warfaafinta ee Madaxtooyada Soomaaliya, Cabdinuur Maxamed Axmed ayaa ka warbixiyay safar uu Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ku tagay Dalka Turkiga.

Agaasime Cabdinuur ayaa waxuu sheegay in Madaxweynaha uu ma qeyb galayo kulan lagu qabanayo Turkiga.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Kulanka oo uu sooo qorsheeyay Madaxweynaha Turkiga ayaa looga hadli doonaan arimaha Magaalada Qudus.

Waxaa ka qeyb galaya madaxda wadamo badan oo muslimiin ah, kuwaasi oo faaqidi doona go’aankii Mareykanka uu ku aqoonsaday Qudus in ay tahay Caasimada Israaiil.