Muqdisho ( HM ) Madaxweynayaasha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa si wadajir ay xadhiga uga jaray dhismaha cusub ee Safaaradda Jabuuti ee Soomaaliya.