Hargeysa (HM)-Dawladda Seychelles ayaa maamulk Somaliland ku eedeysay inay jabisay heshiiskii uga yaalay maxaabiistii budhcad-badeedda ku eedeeysnaa ee todobaadkan Madaxweynaha maamulka Somaliland uu cafiska u fidiyey kuwaasi oo tiradooddu dhamayd 19 maxbuuus.
Maxaabiistaas ayaa waxaa loo duuliyey magaalada Muqdisho kadib markii odayaal ka yimid magaalada ay kala soo wareegeen Maamulka Somaliland.