Site icon HORUFADHI MEDIA |

Daawo:-Maamulka Somaliland oo ka cabanaya laanta Af-Soomaaliga ee BBC-da iyo sida wax u dhaceen-Video

Maamulka Somaliland iyo Idaacada BBC-da ayaa Waxaa Soo Kala Dhex Galay Muran Xoogan kadib Markii Somaliland Sheegtay inaysan BBC dhex dhexaad ka ahayn Arrimaha Siyaasada ee Xamar iyo Hargaysa.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Faarax (Guri-Barwaaqo) Ayaa Sheegay inay Somaliland ka Fiirsan Doonto La sii Shaqaynta Idaacada BBC-da.

Exit mobile version