Hargeisa (HM) Wasiirka Maaliyadda Somaliland Sacad Cali Shire oo maanta la hadlay Warbaahinta ayaa Beeniyey 80-Milyan oo Xukuumadii Siilaanyo ay ku Wareejisay.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Wuxuu sheegay inay jiraan Deymo kooban oo ay ka tagtay Xukuumadii Hore, Balse wuxuu meesha ka saaray lacagta gaadhaysa 80-ka Milyan, oo maalintii dhowayd Hortiisa laga sheegay, waxaana muuqata inuu Culays soo baxay kadib Xukuumadu dib uga laabtay Lacagta Deynta ah.