Site icon HORUFADHI MEDIA |

DAAWO- Maamulka Khaatumo Lacag u qaybiyey bukaanada Cusbitaalka Daryeel Buuhoode-VIDEO.

Maamulka Khaatumo ayaa gaadhsiiyey cusbitaal weyn ee Daryeel ee magaalada Buuhoodle deeq dhaqaale lacageed ah oo cadaan ah, taasoo loo qaybshey shacabkii ku jirey halkaas.

HALKAN KA DAAWO…

Waxaana si weyn uga mahadceliyey maamulka Cusbitaalka gaar haan agaasime Xasan Duraan Ahmed Kaar, oo sheegay in deeqdani macno weyn ugu fadhido bukaanka iyo cusbitaalka nadaafadiisaba.

Horufadhi.com@gmail.com

 

 

Exit mobile version