WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Laascaanood xaaladda Gabadhii indhaha iyo Sanka Dhagaxantu ka socotay iyo waalidkeed oo hadlay-Video

By Abdi rashid

April 25, 2018

Gabadhii indhaha iyo Sanka Dhagaxantu ka soo qubanayeen,Xaaladeeda iyo Waalidkeed oo ka waramaya sida wax u dhaceen.

Xaaladda Gabadha yar ayaa hada iska ladan balse waxaa ay kaar iyo xanuun badan dareemaysaa marka uu ka imaanayo dhagxa.

HALKAN KA DAAWO VIDEO