Shacabka magaalada Laascaanood ayaa soodhawayay Gen maxamed Siciid moorgan oo Ku dhawaaqay inuu utaagan yahay Xilka Madax Tinimo ee Maamulka puntland,shacabka Laascaanood ayaa Gen Moorgan waxaa ay ku sheegeen in uu yahay Hoggaamiyihii maanta ay u baahneyd Puntland.