Abwaan Cabdirisaaq Maxamed Sugulle oo ka mida bahda Golaha Dhambaal ayaa magaalada Laascaanood kusoo bandhigay Gabay Xiiso geliyey Bulshada kaasi oo loogu magac daray DARAAWIISH.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Gabaygan oo uu ku luuqaynayo Abwaanka da’da yar ayaa wuxuu ku bidhaamiyey Jahaadkii dheeraa ee ay galeen Darawiish, Wixii kala Qabsaday Gaalada iyo Taariikh muhiim ah.