Shiikh Cabdi Naasir X.Axmed oo kamid ah Culimadda ugu waa weyn deegaanada SSC ayaa muxaadiro uu xalay ku qabtay Magaalada Laascaanood waxaa uu si adag uga hadlay Xiisadda ka dhex taagan Maamulada Puntland iyo Somaliland iyo waliba Colaada Tukaraq.