HORUFADHI MEDIA |

DAAWO- Kooxdii ugu badnayd ee gurmadka caafimaadka u timid Buhodle oo Ambabaxday iyo meesheey ka soojeedaan-FULL VIDEO.

Xubnihii ka socday Ismaamulka Soomaalida Itoobiya ayaa ka koobnaa 19 xubnood waxayna noden kooxdii caafimaad ee ugu badnayd ee ka socota maamul kale, ayadoo hory maamulka Garoow sheegteen 13 kooxood oo mid 9 xubnood ah inay ka joogaan oo u dhigma in ka badan 120 xubnood taasoo beenoowdey, waxaana qiray waxgaradkii iyo odayaashi ambabixiyey, ayadoo Garaad Abdirisaaq iyo Gudoomiyaha caafimaadka G Caynba qireen wax tarkooda.

HALKAN KA DAAWO.

Waxaana ay sheegeen sidoo kale inay magaladu amaan tahay.

Horufadhi.com@gmail.com…

Exit mobile version