Site icon HORUFADHI MEDIA |

Daawo:-Kacdoon Shacab oo ka bilowday Puntland kadib dhacdadii foosha xumeyd ee Gaalkacayo-Video

Garoowe  ( HM ) Shacabka ku dhaqan magaalooyinka Waawayn ee Puntland ayaa siwayn uga dhiidhiyey  Falkii ka dhacay magaalada Gaalkacyo.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Sidoo kale Madaxwaynaha Puntland iyo Dadka Sida wayn ugu dooda  Xaquuqda Haweennka ayaa ka hadlay.

 

Exit mobile version