Site icon HORUFADHI MEDIA |

Daawo:-Itoobiya oo markii ugu horaysay ka hadashay Saamiga ay ku yeelatay Dekedda Magaalada Berbara-Video

Wargeysyada Dalka Itoobiya Ayaa daabacay ilaa 3 faallo Oo mid kasta Ka Kooban tahay 22 Page Iyo ka Badan Iyagoona Soo Qaatay waraysiyo Iyo warbixino Ay ka Sameeyeen Heshiiska Berbera Iyo samaynta Uu ku yeelan karo Gobolka ,Iyagoona Soo xiganaya Saraakiil sare Oo Itoobiya Ka Tirsan.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Wargeyska addisfortune Ayaa maqaal Dheer Oo Uu Ku taxay sawirada Madaxweynaha Soomaaliya,raysal wasaaraha Itoobiya Iyo Madaxweynaha Jabuuti waxa Uu Tilmaamay Inuu Kasoo bilaabay Khilaafkani Heshiiska Berbera jabuuti,waxa Joogey Jabuuti Wasiirka Arimaha Debada Ee Itoobiya Markii Ay jabuuti Joojinaysey Shirkada DP World .

Exit mobile version