HORUFADHI MEDIA |

Daawo:-Haweenka G.Awdal oo si adag uga hadlay joojintii Ugaaska fariina u diray Shacabka-Video

Boorame (HM)-Qaar kamid ah Haldoorka Haweenka ee Magaalada Boorame oo maanta saxaafada kula hadlay gudaha Magaalada Boorame ayaa si adag uga hadlay tallaabadii dhawaan Soomaliland isku hor taagtay Ugaaska guud ee Beelaha Gudabiirsey.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Exit mobile version