Site icon HORUFADHI MEDIA |

Daawo:-Gudoomiyaha Guurtida Mamulka Somaliland oo si cadho leh uga hadlay Dagaalkii Tukaraq“Waan gaadhaynaa Xuduudka,,-Video

Gudoomiyaha Guurtida ee Somaliland  Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa Isugu yeedhay Fadhi-dheg dheg ah Golaha Guurtida, Wuxuuna uga Warbixiyey Xaalada Colaadeed ee ka dhextaagan Puntland iyo Somaliland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Wuxuu sheegay in weerar lagu soo qaaday Somaliland, Islamarkaana aysan hada iygu gaadhin Xuduudkii oo u dhow Garoowe, Wuxuuna Xusay inay dhinaca Puntland uga timaado daan-daansi.

Exit mobile version