Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Caasimadda Muqdisho Mudane Cabdi raxmaan Cumar Cusmaan Eng Yariisow ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Soomaaliya u fadhiya Dalka an walaalaha Nahay ee Jabuuti Aadan Xasan Aadan.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Labada Masuul ayaa kawada hadlay Sidii loo Hormarin lahaa Caasimadda Magaalada Muqdisho, waxayna hoosta ka xariiqeen in lasii dardar galiyo wada shaqeynta wanaagsan ee ka dhaxeysa.
Sidoo Kale Duqa Muqdisho wuxuu la kulmay Kuxigenka Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay,u fadhiya soomliya waxayna ka wada hadleen sidii dib u dajin loogu Sameyn lahaa Qaxootiga Kunool Magaalada Muqdisho, Duqa muqdisho ayaa sheehgay in ey ahmiyad gaar ah siin doonaan barakacayasha ku sugan muqdisho,