WARARKA SOOMAALI

DAAWO- Gaadhi Gurmadka deg dega ah/Ambulance oo la gadhsiiyey Buhodle+ Deeq biyo & Timir ah-VIDEO.

By News Hour

May 01, 2017

Deeqdan oo isugu jirta noocyo badan uuna ugu weyn yahay gaadhi nooca dadka xaaladaysan lagu daabulo oo Ambulance ah ayaa lagu wareejiyey cusbitaalka Daryeel ee Buuhoodle, gaadhiga waxa gaar u lahaa ninka soo wareejiyey deeqda kalena ka soo aruuriyey Garoowe ururo ka jira.

HALKAN KA DAAWO….

Waxana kala wareegay maamulka Cubsitaalka Daryeel oo uu gacanta ku haYO Xasan Duraan .

Horufadhi.com@gmail.com