Faysal Cali Waraabe oo ah Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Ucid ee Somaliland ayaa Sida Fiinta uga Qayliyey General Maxamed Siciid Xirsi Moorgan oo u Sharaxan Xilka Madaxtinimada Maamulka Puntland.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay inay ahayd in Moorgan lasoo Qabto oo La Kariyo Sida uu Hadalka u Dhigay Waxaana Hadalka Faysal kusoo aadayaa Xili General Maxamed Siciid Xirsi Moorgan si Wayn loogu Soo dhoweeyey Puntland.