Hargeisa (HM ) Gudoomiyaha Xisbiga ucid Faysal Cali Waraabe ayaa eedaymo kala duwan u jeediyey Muuse Biixi, Wuxuuna si gaar ah ugu eedeeyay Arinta Doorashooyinka oo Mudooyinkii dambe uu muran ka taagnaa.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Sidoo kale Faysal Waraabe oo ka hadlayey Colaada Ceel Afwayn oo dad badan ay ku Nafwaayeen ayaa si lamid ah Xukuumadda Kulmiye ku eedeeyay, Wuxuu sidoo kale baaq u diray dhinacyada ku dagaalamaya halkaasi. “Masiibada ka dhacday Ceel-Afwayn waxaan leenahay dadka ku Ordaya Naarta, Naarta ka jooga”.